Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Website-kii ugu weynaa ee kooxda Alshabaab oo la jabsaday

Websita-kii ugu weynaa ee kooxda Alshabaab ay ku lahayd Internetka ayaa la jabsaday, isagoo muujinaya in la jabsaday.

Radioandalus24.com ayaa ahaa website-ka ugu weyn ee faafiya wararka iyo muuqaalada kooxda Alshabaab, waxaana si toos ah u maamulayay dagaalyahannada Alshabaab, kaasoo hadda u muuqda in la jabsaday oo laga wareegay.

Lama oga cidda ka danbeysay jabsiga website-ka Alshabaab, laakiin waxaa jira dagaal warbaahineed oo Mareykanka iyo Alshabaab hore uga dhaxeeyay iyadoo laga xiray barihii ay ku lahaayeen warbaahinta bulshada iyo intetnetka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON