Madaxweynaha xilka sii haya ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhoweyd u anbaxabay magaalada Baydhaba.
Socdaalka Xasan Sheekh ayaa ee Baydhaba ayaa lagu sheegay inuu qeyb ka yahay ololaha doorashada 2016.
Waxaa lagu wadaa inuu magaalada Baydhaba kulamo kula qaato madaxda maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Tegista Xasan Sheekh ee Baydhaba ayaa ku soo beegmeysa iyadoo uu magaaladaasi ololihiisa doorashada ka bilaabay musharaxa Jibriil Ibraahim Cabdulle.
Goobjooge.com