Tuesday, July 1, 2025

DEGDEG: Xildhibananada Baarlamaanka oo meel mariyay dib u eegista canshuurta Gunnooyinka

Xildhibannada Golaha Shacabka ayaa goor dhoweyd ansixiyay soo jeedin ku saabsan dib u eegista canshuur laga qaado Gunnada ay qaataan xildhibaannada Baarlamaanka.

Kadib markii wasiirada Maaliyadda soo saaray qoraal uu ku dalbaday in dib loo bilaabo canshuurta laga qaado gunnada la siiyo xildhibaannada ayaa Guddiga maaliyadda qaraarkaasi hor geeyay Baarlamaanka.

Cod loo qaaday soo- jeedinta Guddiga Maaliyadda ee ku saabsan dib-u-eegista Canshuurta Gunnooyinka ee ku noqoshada Miisaaniyadda Qaranka ee Sanadka 2017 ayaa waxaa ansixiyay 149 xildhibaan, waxaana ka aamusay 3 xildhibaan, iyadoo aanay jirin cid diiday.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON