Tuesday, June 24, 2025

DEGDEG: Xisbiyada Siyaasadda oo soo jeediyay madaxweyne KMG ah oo xilka kala wareega Xasan Sheekh

Shir magaalada Muqdiso hadda uga socda siyaasiyiinta xisbiyada siyaasadda ee Muqdisho

ka dhisan ayay ku baaqeen in xilka madaxweynaha si KMG ah loogu wareejiyo guddoomiyaha Baarlamaanka marka uu dhammaado xilliga madaxweyne Xasan Sheekh oo u eg 10-ka Septembar.

Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) oo shirka ka hadlaya ayaa sheegay in sharciyadii Xasan Sheekh ay ku eg tahay 10-ka September 2016 wixii ka dambeeyana ay tahay inuu kursiga banneeyo, si kumeelgar ahna uu xilka madaxweynaha u qabto Guddoomiyaha Baarlamaanka inta laga soo dooranayo madaxweyne.

AKHRI: QORMADA GOOBJEOOGE KA QORTAY MADAXWEYNAHA KMG AH EE JAWAARI

Shirka ay xisbiyada  madaxda siyaasadda ay ku leeyihiin Muqdisho oo weli soconaya ayaa ku soo beegmaya iyadoo uu Muqdisho kasocdo shirka Madaxda Madasha Qaran oo go’aan looga gaaray qabsoonidda doorashooyinka 2016.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON