Tuesday, June 24, 2025

DEGDEG: Xulka Jarmalka oo si lama filaan ah looga reebay Koobka Adduunka ee K/Cagta

Xulka Jarmalka oo ahaa xulkii heystay Koobka Adduunka K/cagta ayaa si lama filaan ah looga reebay tartanka ugu xiisaha badan caalamka ee ka socda dalak Ruushka.

Ciyaar dhex martay xulalka Jarmalka iyo South Korea ayaa ku dhammaatay guuldarro  0-2, oo ay ku badisay Koonfurta Kuuriya, iyadoo ciyaar kale oo iska Group-ka F ah ay dhex maray xulalka Sweden iyo Mexico, iyadoo uu 3 iyo 0 ku badiyey xulka Sweden.

Waxaa sidaasi Group-ka F uga soo baxay oo u soo gudbay wareega labaad xulalka Sweden iyo Mexico, waxaana si lama filaan ah u haray xulkii koobka heystay ee mar kale loo saadaalinayay ee Jarmalka.

Waa natiijadii ugu xumeyd ee muddo 80 sano ah uu la kulmo xulka Jarmalka sanooyinkii ugu danbeeyay ahaa xulka ugu horeeya dunida.

GROUP F 

MPWDLGFGA+/-PTS
32015236
320134-16
31112204
301213-21

985258090

985257964

985250686

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON