Friday, June 27, 2025

DEGDEG: Xuuthiyiinta Yeman Gantaal ku weeraray Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kooxda Xuuthiyiinta Yeman ay Gantaal Blastic ah ku weerarreen caasimadda Sacuudiga ee magaalada Riyaad.

Sida ay soo werisay Wakaalada wararka Reuters Gantaalka ayay sheegeen kooxda Xuuthiyiinta Yeman inay ku rideen magaalada Riyaad, gaar ahaan Qasriga Yamaama oo ah xarunta Boqortooyada Sacuudiga iyadoo qarax laga maqlay caasimadda Sacuudiga ee Boqortooyada Sacuudiga oo ah markii labaad ee Gantaal noocan oo kale ah ay ku ridaan kooxda Xuuthiyiinta.

Warbaahinta Sacuudiga ayaa sheegeysa in Gantaalkaasi laga hortegay oo difaacyada Sacuudigaa ay hawada ku qarxiyeen Koonfurta magaalada Riyaad, halka qaraxyo laga maqlay magaalada Riyaad sida ay dadka magaaladaasi ku nool laga soo xigtay.

LA SOCO FAAHFAAHINTA…

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON