Sunday, June 29, 2025

Kenya oo qiratay in ciidamo badan looga dilay weerarkii Alshabaab ee Kulbiyow (Akhri tirada)

Dowladda Kenya ayaa qiratay in ciidamo badan looga dilay weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen xerada ciidamada Kenya ee Kulbiyow oo saaka ay weerar culus ku qaadeen maleeshiyada Alshabaab.

Bayaan kasoo baxay afhayeenka ciidamada Kenya ayaa lagu sheegay in dagaalkii ka dhacay Kulbiyow lagu dilay 9 askari (Laba sarkaal iyo 7 askari) oo ciidamada Kenya ka mida, laguna dhaawaqay 15 kale, iyadoo dhinaca Alshababa looga dilay 70 sida uu sheegay afhayeenka.

Kenya ayaa hore u beenisay warkii Alshabaab ee ahaa inay dileen 57 askari oo Kenyaan ah, laakiin waxaa dadka degaanka iyo saraakiisha ciidamada Soomaaliya ay caddeyeen in askarta laga dilay Kenya ay ka badan yihiin 40.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON