Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Gaari qaraxyo ku rarran yihiin lagu qabtay halkaasi.
Gaarigan oo la sheegay inuu yahay nooca NOAH ayaa laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, waxaana la sheegay in Qarax Is-miidaamin ah lagu fuln lahaa, basle ay gacanta ku dhigeen ciidamada Danab qeybtooda 21aad ee ka howlgasha magaalada Gaalkacyo.
Saaka ayay ahyad markii Qarax is-miidaamin ah lagu weerarray saldhigga ciidamada 21aad ee degaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug, kaasoo ay ku dhinteen saddex qof.
Ad
LA SOCO WIXII SOO KORDHA…

Warar Xul ah