Tuesday, June 24, 2025

DEGEG: Maxamed Xashi Cabdi oo noqday madaxweyne ku xigeenka Galmudug

Waxaa hadda uun soo dhamaatay tirinta wareegii saddexaad ee doorashada madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ay isugu soo hareen labada musharax ee kala ah:

Maxamed_Xaashi_Carabey
Mudane Maxamed Xaashi Carabeey ku guuleystay jagada madaxweyne ku xigeenka Galmudug

Maxamed Xaashi Carabeey   40

Bashiir Diiriye Shariif     36 cod

Codkii la qaaday waxay natiijadii noqotay:

Maxamed Xaashi Carabeey

Bashiir Diiriye Shariif

Sidaana waxaa rasmi ahaa loogu dhawaaqay inuu mudane Maxamed Xaashi Carabeey ku guuleystay jagada madaxweyne ku xigeenka Galmudug, taasoo ka dhigan inuu ku soo baxay  musharixii ka safnaa C/kariin Guuleed oo isaguna madaxweyne noqday.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON