Tuesday, July 15, 2025

DHAGEYSO Aadan Saransoor: “Anigoo taagan ayaa Kursigeygii aan u tartami lahaa la ii sheegay in la doortay..”

Xildhibaan Aadan Maxamuud Nuur (Aadan Saransoor) oo ka mid ah siyaasiyiinta Koonfur Galbeed iyo xildhibaan hore ayaa ka hor yimid doorasho ka dhacday Baydhaba.

Wuxuu sheegay in loo diiday inuu ka war helay kursigi uu hore ugu fadhiyay ee uu musharax u ahaa oo qof loo doortay isagoo aan ogeyn. Wuxuuna doorashadaasi ku tilmaamay mid xaaraan ah.

DHAGEYSO SARANSOOR

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON