Monday, June 30, 2025

DHAGEYSO AAMINA MURSAL: “Malaaqeyga ayaa iga dalbaday $5000, wuxuuna igu yiri xaaskeyga iigu dhiib..”

Iyadoo ay iska soo daba dhacayaan musuqa iyo cod iibsiga hareeyay doorashada Soomaaliya ee 2016, ayaa waxaa afka furatay mushara xiildhibaan Aamina Mursal.

Aamina waxay u sharxaneyd kursiga Beesha Waanjeel ee doorashadiisu ka dhaceysay Magaalada Baydhaba, waxayna saxaafadda u sheegtay wixii dhex maray iyada iyo Malaaqa beesheeda.

aminamursalAamina Mursal ayaa sheegtay in ergo been ah ay ku aragtay goobtii doorashada, kadibna ay weydiisay malaaqa beesheeda oo ugu jawaabay inay $5000 bixiso, kadibna ay meel waliba u gashay si  ay lacagtaasi u hesho, iyadoo sheegtay inay heysto caddeyn ay la wadaagi doonto madaxda dowladda, iyo wakiilada beesha caalamka.

Dhageyso Codka AMINO MURSAL

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON