Monday, July 14, 2025

DHAGEYSO: Afhayeenka Alshabaab oo hanjabaad culus kasoo saaray Doorashada 2016

Kooxda Al-Shabaab ayaa hanjabtay in weeraro toos ay ku qaadi doonto xarumaha Doorashada Soomaaliya ka dhici doonto 2016.

Afhayeenka guud ee Al Shabaab Sheekh Cali Maxamud (Sh. Cali Dheere) ayaa farriin uu soo diray ku sheegay inay beegsan doonaan Doorashooyinka kaasoo ah go’aanka Mujaahidiinta u degsan sida uu sheegay.

Sheekh-cali dheere

“Go’aanka u degsan Mujaahidiinta ee Doorashadaas waa  dagaal iyo dil” ayuu yiri afhayeenka oo si cad ugadigay odayaasha soo xulaya  Xildhibaanada  Baarlamaanka inaysan noqon jaranjaro gaaladu ku gaarto danaheeda.

Afhayeenka Alshabaab Sheekh Cali Dheere ayaa ciidamada Xarakada Al Shabaab ku booriyay inay weeraro ku qaadaan goobaha lagu qabanayo doorashooyinka dadban ee Dowladda Federaalka islamarkaana ay beegsadaan dhamaan dadka wada qabanqaabada Doorashooyinka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON