Sunday, July 13, 2025

DHAGEYSO AJAKIS: “Maareeyaha oo nin madow eh, malakul mowd loo maleeyo ah ayaa xiray …”

Majaajiliiste Cabdi Muriidi dheere (Ajakis) ayaa maanta laga dejiyay magaalada Muqdisho kadib markii lagu xira shalay Magaalada Hargeysa, laguna soo celiyay Muqdisho

Ajakis oo u warramay Radio Kulmiye ayaa sheegay inuu xiray nin kuu ku sifeeyay malakul mowd oo kale, kadibna xabsi lagu tuuray, wuxuu intaas ku daray in uu ku xanaanusaday xabsiga.

Cabdi Muriidi dheere ayaa caddeeyay inuu Jirdil kula kacay maareeyahay Garoonka Diyaaraha Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland, kuna qabsaday wararka uu ka sheegay Siilaanyo.

DHAGEYSO CODKA AJAKIS

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON