Monday, June 23, 2025

DHAGEYSO AXMED DAACI: “Hiiraan & Shabeelaha dhexe heshiis maaha, waxaana ka digayaa…”

Guddoomiyihii hore ee Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Axmed Xasan Daaci ayaa sheegay in labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe aanay heshiis ahayn oo aanay lahayn wax guddi ah oo ka dhex shaqeeya si ay maamul u dhistaan.

“Reer Hiiraan waa is khilaafsan yihiin, Jowhar weli lama heshiisiin dadkii Shabeelaha Dhexe, mana jirto wax wadahadal ah oo dhex maray beelaha labadaas gobol” ayuu yiri Axmed Daaci oo intaas ku daray in qolo maqaayadley ah ay howsha wadato oo dadkii labadaas gobol howsha laga xigsaday.

Wuxuu ka digay Axmed Xasan Daaci  in dadka labadaas gobol la isku diro, isagoo rajo xumo ka muujiyayin wax xalaal ah ka soo bixi karaan howsha la wado.

Ad

DHAGEYSO AXMED DAACI

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON