Monday, July 14, 2025

Dhageyso Axmed Daaci: “Lacagtii canshuurta Gobolka Banaadir ayaa Jowhar loo geeyay ololaha Doorashada..”

Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir Axmed Xasan Caddow (Daaci) ayaa ku eedeeyay maaulka Gobolka Banaadir inay lacagtii canshuurta doorasho u adeegsanayaan.

Axmed Daaci oo Jowhar kula hadlay saxaafadda ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir uu dhaqaale badan ku bixinaayo musharixiinta aqalka hoose ee Hirshabeelle qaarkood, wuxuuna ergada doorashada u sheegay inay qaataan lacagta Gobolka Banaadir oo uu sheegay inay tahay qeybtii ay ku lahaayeen canshuurtii ay bixiyeen.

daaciDHAGEYSO AXMED DAACI

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON