Tuesday, July 15, 2025

DHAGEYSO: Baaqii uu diray Xildhibaan Xasan Sheekh markii uu Muqdisho ka dhoofay

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho ayaa baaq kale u jeediyay dadka Soomaaliyeed.

Wuxuu sheegay inuu dib u soo laaban doono waqti kooban kadib, waxaana la socday xaaskiisa iyo qaar ka mida eheladiisa.

Baaq Xasan Sheek ayaa sheegay in Soomaaliyada cusub aysan u baahneyn khilaaf iyo is-qabsi, isagoo ugu baaqay in lala shaqeeyo dowladda cusub, wuxuuna shacabka Soomaaliyeed ugu duceeyay inuu abaarta Alle ka dulqaado.

HOOS KA DAAWO XASAN SHEEKH

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON