Thursday, June 26, 2025

Dhageyso: Balanqaadkii Madaxweyne Farmaajo u sameeyay ciidamada Asluubta..?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta Booqday Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho.

Wuxuu kormeeray qeybaha xabsiga, ciidamada ka howlgala iyo xaaladda guud ee ku sugan yahay Xabsiga, isagoo sheegay inuu tayeynta ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Asluubta.

Madaxweyne Farmaajo ayaa balanqaad u sameeyay ciidamada isagoo u sheegay in Mushaar iyo cunto joogto ah ay heli doonaan isla markaana la siin doono qalab ay ku howlgalaan.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON