Wednesday, June 25, 2025

DHAGEYSO Ballanqaadyadii Madaxweyne Farmaajo: “15 maalmood ayaan Ra’iisal wasaare ku magacaabay, jidna la iima xiro..”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay guulaha uu gaaray tan iyo intii xilka loo doortay oo 40 casho ku dhow.

Wareysi uu siiyay warbaahinta dowladda ayuu ku sheegay arrimaha soo socda:

1- Ra’iisal wasaare ku magacaabay muddo 15 maalmood ah

2 – Inaan jidadka la ii xirin, marka aan baxayo iyo marka aan dhaqdhaqaaqayo

3 – Dadka Alshabaab dhibaatada u geysteen inaan dibadda u qaado.

4- Guryaha iyo hantidii Alshabaab baabi’iyeen oo aan ka qeyb qaadanay  [Guri ku dhowaa madaxtooyada oo hoobiye ku soo dhacay inay dhaqaale siiyeen].

HOOS KA DHAGEYSO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON