Thursday, July 17, 2025

DHAGEYSO: Beesha Sheekhaal oo C/kariin Guuleed & maamulkiisa u qabtay muddo 24 saacadood ah

Beesha Sheekhaal ayaa muddo 24 saacadood ah u qabatay madaxweynaha Galmudug inuu jawaab cad uga soo bixiyo laba arrimood oo meel ka dhac ku ah beeshaasi.

Beesha ayaa ku eedeysay maamulka Galmudug inay Suldaanka beesha loo diiday in la xareeyo, kana mid noqdo ergada, isla markaana Beesha aan xubin laga siin Aqalka Sare ee baarlamaanka ee Maamulka Galmudug.

DHAGEYSO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON