Saturday, July 19, 2025

DHAGEYSO: Beesha Xawaadle oo baahisay Cod sir ah oo laga duubay Madaxweyne Xasan Sheekh

Waxaa la baahiyay cod sir ah oo laga duubay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud xilli uu mas’uul ka tirsan Beesha Xawaadle kala hadlay inaysan wax dacwad ah u gudbin wafdi uu hogaamiyay Wakiilka Qaramada Midoobay.

Codkan oo xilli hore la duubay waxaa ka dhex muuqda qofka ka duubay madaxweynaha ayaa farriin culus uu gaarsiiyay Beesha Xawaadle isagoo balan ku qaaday haddii ay u dacwoodaan Nicholas Kay inuusan aqbaleynin wax waliba oo ninkaas loo gudbiyo.

Arrintan ayaa muujineysa sida madaxweyne Xasan Sheekh u diidan yahay in arrimaha gudaha beelaha ay dhex galaan wakiilada Beesha caalamka, waxaana uu ku dooday inay wax waliba isaga ku eedeeyaan.

Waxaa kaloo codka laga dhadhansan karaa sida adag Xasan Sheekh ula hadlo dadka ay wax kala dhaxeeyaan iyo xaaladaha taagan, iyo weliba hal-adageyga shaqsiyadiisa.

DHAGEYSO CODKA MADAXWEYNAHA LAGA DUUBAY EE SIRTA AH

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON