Tag: Xawaadle

C/llaahi Sanbaloolshe: “Waxaa la i gaarsiiyey inay i doorato jufadeyda hoose ee Cali Madaxweyne..”...

Taliyihii hore ee Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ka hadlay qaab dhismeedka dowladda Somalia, isagoo sheegay inaan...

DHAGEYSO: Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Eedeyn ba’an u jeediyay Ugaaska Beesha Ceyr

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa eedeyn u jeediyay Ugaaska Beesha Ceyr Ugaas Xasan Ugaas Maxamed isagoo sheegay inuu xiriir dhex maray,...

SAWIRRO: Kooxda Alshabaab oo Caleema-saartay Suldaanka Beesha Xawaadle ee Jubbooyinka

Kooxda Alshabaab ayaa caleema saartay Suldaan Beesha Xawaadle ee Jubbooyinka xaflad ka dhacday gobolka Jubbada dhexe. Xaflad yaab leh ayaa lagu soo bandhigay suldaanka Beesha...

WAR CUSUB: Ergada Beesha Xawaadle ee dooraneysa xildhibaanada Aqalka Hoose oo la isku heysto

Wararka laga helayo magaalooyinka Beledweyne iyo Jowhar ayaa sheegaya in muran ka taagan yahay ergada Beesha Xawaadle ee dooraneysa xildhibaanada Aqalka hoose. Guud ahaan ergada...

KASHIFAAD: Sidee Beesha Xawaadle ku heshay xilka Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle?

Tan iyo markii uu soo bilowday qorshaha dhismaha  maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe waxaa hareeyay diidmo ka imaaneysay Beesha Xawaadle oo diidmo kala hor...

Ugaaska Beesha Xawaadle oo lagu daray Liiska Odayaasha 135 ee Rasmiga ah [Akhri Go’aanka...

Madasha Qaran ee wadatashiga ayaa ansixisay in Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif uu ka mid noqdo Odayaasha rasmiga ah ee Beelaha Soomaaliyeed. Ugaaska...

AKHRISO: Qorshahe cusub oo IGAD u dejisay maamul u sameynta Hiiraan & Sh/Dhexe

Qorshe cusub oo lagu dhisayo maamul ay yeeshaan gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo ay hogaamineyso IGAD ayaa soo shaac baxay. Qorshahan oo ku saleysan jadwal...

DHAGEYSO: Beesha Xawaadle oo baahisay Cod sir ah oo laga duubay Madaxweyne Xasan Sheekh

Waxaa la baahiyay cod sir ah oo laga duubay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud xilli uu mas'uul ka tirsan Beesha Xawaadle kala hadlay inaysan wax...

Duubabka Beesha Mudulood oo qaadacay ka qeybgalka caleemo saarka Ugaaska Xawaadle

Duubabka Dhaqanka Beesha Mudulood ayaa ka baaqsaday ka qeyb galka caleemo saarka Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo maanta oo maanta ka dhacaya...

DHAGEYSO ODAYAASHA XAWAADLE: “Abgaal diid ma nihin, Jowhar diid ma nihin, laakin Xawaadle Jowhar...

Qaar ka mida odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay qaadaceen oo aaanay ka qeyb galeyin shirka Jowhar, Odayaasha oo uu hormuud u ahaa...
error: Content is protected !!