Friday, April 19, 2024

SAWIRRO: Kooxda Alshabaab oo Caleema-saartay Suldaanka Beesha Xawaadle ee Jubbooyinka

Kooxda Alshabaab ayaa caleema saartay Suldaan Beesha Xawaadle ee Jubbooyinka xaflad ka dhacday gobolka Jubbada dhexe.

Xaflad yaab leh ayaa lagu soo bandhigay suldaanka Beesha Xawaadle ee Jubbooyinka, ayaa waxaa ka qey galay  madax ka tirsan alshabaab iyo dadweyne.

Suldaanka cusub ataa la gudooonsiiyay, Kitaab Quraan ah, Qori AK47 ah iyo dhiil Caano ah.
Alshabaab ayaa muddooyinkii danbe waday caleemo saarka salaadiin beelaha degaanada ay ka taliso.

Ad

DAAWO SAWIRRO

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON