Tuesday, July 15, 2025

DHAGEYSO Cabdi Qeybdiid: “Wasaaradda Dastuurka ayaa si awood maroorsi ah ku abaabushay shirka..”

Guddoomiyaha Guddiga dibu eegista Dastuurka Baarlamaanka Federaalka ayaa ka digay ka qeyb galka shirweyne ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Dastuurka oo looga hadlayo arrimaha Dastuurka.

Guddoomiyaha Guddiga Cabdi Xasan Cawaale (QEYBDIID) oo ka hadlay shir jaraa’id oo ka dhacay magaalada Muqdisho ka sheegay in shirka Wasaaradda Dastuurka uu yahay mid garab marsan Dastuurka ayna iska wadato Wasaaradda.

“Wasaaradda Dastuurka ayaa si awood maroorsi ah ku abaabushay shirka, iyadoo iska indha tireysa hab raaca lagu jideeyay dastuurka federaalka Soomaaliya.” ayuu yiri Cabdi Qeybdiid oo akhrinayay War-murtiyeedka kaso baxay Guddiyada Baarlamaanka ee Dastuurka iyo kan madaxa bannaan ee dib eegista Dastuurka.

Cabdi Xasan Cawaale (QEYBDIID)
Cabdi Xasan Cawaale (QEYBDIID)

DHAGEYSO CABDI QEYBDIID

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON