Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo shalay lagu doortay magaalada Jowhar ayaa eedeyn culus u jeediyay maamulka Hirshabeelle iyo ciidamada ku sugan magaalada Jowhar.
Goodax oo ka mida mucaaradka sida weyn uga horjeeda madaxweyne Xasan Sheekh ayaa markii uu ku guuleystay kursiga wuxuu sheegay inuu aad uga xun yahay hay’adaha amniga Jowhar oo sameeyay tacadiyo, isagoo ku eedeeyay inay hoolkii doorashada soo galeen oo ay handadeen dadka doorashada waday.
“Waxaan soo jeedinayaa in taliyeyaasha nabadsugidda iyo Booliska ee soo galay hoolka doorashada ee ka xishoon waayay waa calaamad madow oo ku bilaabatay maamulka halkan laga dhisay…”.
DHAGEYSO GOODAX
Goobjooge.com