Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan oo hanjabaad kulul soo saaray ku sheegay haddii wax laga qaban waayo wixii ka dhacay Doorashadii Jowhar inuu tallaabo qaadi doono.
C/fitaax Xasan Afrax ayaa sheegay in lagula kacay fal dembiyeed looga reebay tartankii kursiga beeshiisa, arrintaasina uu ka danbeeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble, wuxuuna si cad u sheegay haddii sharcigu awoodi waayay inuu wax ka qabto arrintaasi inuu tallaabo qaadi doono.
DHAGEYSO CODKA C/LLAAHI XASAN AFRAX