Kooxda Alshabaab ayaa baahisay wareysi lala yeeshay Ex. Xildhibaan Saalax Nuux Ismaaciil (Saalax Badbaado)
oo isku qarxiyay bar Koontarool ku dhow garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Wareysi laga sii daayay Idaacadda Andalus ee Alshabaab ayuu Saalax Badbaado uga hadlay xaaladiisa.
HOOS KA DHAGEYSO CODKA SAALAX BADBAADO
Goobjooge.com