Monday, July 14, 2025

DHAGEYSO Faarax Macalin: “Madaxda maamul Goboleedyada Somalia, waa iimaan-laaweyaaljjaajuus u ah Imaaraadka & Itoobiya..”

Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Dalka Kenya Faarax Macallin ayaa aad u dhaliilay habdhaqanka madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada Soomaaliya.

Faarax ayaa ku eedeeyay madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Soomaalida inay  jawaasiis u yihiin  waddamada caddowga ku ah Soomaaliya oo ay la shaqeeyaan dowladaha Imaaraadka iyo Itoobiya, waxaana uu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in tallaabo laga qaado.

Faarax ayaa dhinaca kale sheegay in Wasiirradii hore ee dowladda Soomaaliya marka ay kulmayaan shirkooda sameecadda loo furi jiray oo laga dhegeysan jiray Adis ababa iyada oo taas ay ka shaqeynayaan wasiirro taageersan Itoobiya oo ka mid ahaa dowladda Somaliya.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON