Amiirka Al-Shabaab Axmed Cumar (Abuu Cubeyda) oo farriintiisii ugu horeysay ee cod ah jeediyay ayaa ka hadlay arrimo fara badan oo xaaladda Soomaaliya ku saabsan, isagoo ka digay ka qeybgalka doorashada la qabanqaabinayo aakhirka sanadkan 2016.
Dhageyso Farriinta Amiirka Alshabaab.
Goobjooge.com
Warar Xul ah