Sunday, July 13, 2025

DHAGEYSO: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo war kasoo saaray arrin uu Farmaajo ololaha doorashada ku galay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo la jaanqaadaya isbedelka ku yimid hogaanka dalka ayaa dalbaday in jidgooyada magaalada Muqdisho laga qaado.

Isagoo Warbaahinta la hadlay ayuu sheegayin Dhagaxaanta wa weyn ee lagu jaray wadooyinka Muqdisho iyo wadooyinka qeyb ahaan la xirtay loo furo shacabka, wuxuuna ku tilmaamay inaan ammaan lagu sugi karin dhagxaan.

Guddoomiye Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa dhowr jeer hore ugu baaqay in la furo wadooyinka, waxaana arrintaasi faragelin ku heysay wasaaradda amniga ee dowladii Xasan Sheekh.

Yusuf Xuseen Jimcaale – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir-

Baaqa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ku soo aaday kadib markii la doortay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, waxayna wadooyinka xiran ka mid ahaayeen arrimihii uu ololaha doorashada ku galay Madaxweyne Farmaajo. Waxayna arrintan u muuqataa tallaabadii kowaad ee uu kula qabsanayo isbedelka dhacay.

DHAGEYSO 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON