Sunday, July 13, 2025

DHAGEYSO: Guddoonka Baaralmaanka oo dalab culus u diray Madaxweynaha & Ra’iisal wasaaraha

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa caddeystay inuu madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha ka dalbadeen in la dedejiyo magacaabidda xukuumadda.

Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa caddeeyay inay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre ka dalbadeen in si degdeg ah uu ku soo dhiso golaha wasiirada, isagoo arrintaasi sabab uga dhigay arrin muhiim ah.

Xildhibaanada Baarlamaanka ayuu sheegay inay u xayiran yihiin xukuumadda iyagoo u socdaali lahaa degaanada laga soo doortaysi ay ugu qeyb qaataan gurmadka abaaraha.

Arrintan ayuu sheegay inay kala hadleen Guddoonka Baarlamaanka uu kala hadlay madaxda kala ah Madaxweynaha iyo Ra’isal Wasaaraha.

Warkan ayaa soo baxay iyadoo xildhibaanada Baarlamaanka qaarkood ay guddoonka ku eedeeyeen inuu faragelin ku hayaan arrimaha

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON