Wednesday, July 2, 2025

Dhageyso: “Haddii Qarax dhaco haka welwelin..” [Dardaarankii wasiirkii hore ee Amniga u jeediyay wasiirka cusub]

Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa dardaarankii ugu wanaagsanaa siiyay wasiirka cusub ee uu xilka ku wreejiyay.

Wasiir C/risaaq Cumar Maxamed ayaa u sheegay  wasiirka cusub inuu ka welwelin haddii uu qarax dhaco mar haddii ay tahay mas’uuliyad la awadaago oo aan isaga gaar u ahayn.

Wasiirka cusub ee Amniga Maxamed Abuukar Islow ayaa dardaarankaasi si fiican u dhageystay, iyadoo wasiirkii hore u soo joogay qaraxyo fara badan iyo dad lagu laayaya qaraxyadaasi.

Dhageyso dardaardanka wasiirkii hore

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON