Tag: Amniga

Mas’uul soo jeediyey in Saraakiisha Amniga Dowlada lagu baaro Aalada beenta kashifta ee Polygraph

Xoghayihii hore ee joogtada ahaa ee Xafiiska Ra'iisal wasaaraha Somalia C/salaam Salwe ayaa soo jeediyey in saraakiisha amniga dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...

C/raxman C/shakur: “Waxaa shaki dhaliyey in wada-shaqeyn ka dhaxeyso Dowlada & Alshabaab?!”

Hoggaaminaya xisbiga Wadajir C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa ku eedeeyay dowladda Somalia inay lahayn qorshe cad oo ay ku wajahdo caddowga...

Ahlu suna oo Amarro Amni ku soo rogtay magaalada Dhuusamareeb [10 Qodob]

Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Ahlu suna ay magaaladaasi kusoo rogay amarro dhinaca amniga ah oo ka kooban 10...

Taliye la’aanta Hayadda NISA waxay caddeyn u tahay inaan Dalka Sirdoon ka jirin [Akhriso]

Taliye kuxigeenkii hore ee Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaliya Ismaaciil Daahir Cusmaan ayaa sheegay in dalka ku sugan yahay xaalad sirdoon...

Taliska Booliska oo Digniin culus u diray Dadka magaalada Muqdisho. [Akhriso]

Taliska Booliska ayaa soo saaray digniin culus oo ku socot dadka Muqdisho, gaar ahaan dadka wata baabuurta oo lagu amray in laga...

Maxaa kasoo baxay Doodii Xaaladda Amniga ee Barlamaanka Federaalka? [Akhriso]

Dood socotay muddo laba maalmood ah ayuu yeeshay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii ay kasii dartay xaaladda amni darrada ee caasimadda, waxaana...

Ciidamada Amniga oo howlgallo Dad lagu soo qabtay ka sameeyay Muqdisho & Degaanada u...

Ciidamada Amniga ayaa howgallo ku qaday xaafado ka tirsan Magalada Mmuqdisho iyo duleedkeeda iyadoo uu socdo howlgalkii Amniga ee caasimadda oo...

Ciidamada Dowladda oo baaritaan ka sameeyay Masjid Caan ka ah Muqdisho & Imaamkii oo...

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo gaara ay galeen masjid caan ah oo ku yaalla Suuqa Bakaaraha, iyagoo baaritaan...

Falal Dilal & Qaraxyo Miino oo ka dhacay Muqdisho & Agagaarkeeda. [Warbixinta Amni ee...

Waxaa weli ka socda magaalada Muqdisho howlgalkii amni ee dowladda Somalia ku dhawaaqday muddo toddobaad ka badan, waxaana 24-kii saac ee lasoo...

Sidee Guddoomiye Jawaari u maareeyay Su’aalo weydiintii C/kariin Guuleed 2014 [Daawo]

Xildhibaannada Baarlamaankii 9aad ayaa u yeeray wasiirka Amniga ee dowladii Xasan Sheekh, kaasoo ahaa C/kariin Xuseen Guuleed, iyadoo loo soo Gole joojiyey...
Zakia Hussein, Somalia’s youngest and first ever female deputy police chief

Askar Boolis ah oo loo xiray Musuq & Faahfaahin Gaari Hilib siday oo looga...

Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska Jen. Zakiya Xuseen Axmed oo warbixinta Amniga iyo howlgallada ka socda Muqdisho ka hadashay aya sheegay inay...

Ajendaha kulanka Baarlamaanka ee Berri oo la shaaciyey & Mooshinkii Amniga oo sababay…

Golaha Shacabka ee Baarlamaan Soomaaliya, ayaa maalinta berri ee Isniinta yeelanaya kulankoodii labaad ee Kalfadhiga 5aad, kadib markii uu kooram la'aan u...

Afar Xisbi siyaasadeed oo War kasoo saaray xaaladda Amniga & gadoodka Ciidamada [Akhriso]

Afar Xisbi siyaasadeed oo ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya iyo siyaasiyiin mucaarad ah ayaa soo saaray Qoraal ay uga hadlayaan xaaladda...

Wasiirkii hore ee Amniga oo ka Digay Weerarro Alshabaab ka geystaan Muqdisho [DHAGEYSO]

Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baaralmaanka Federaalka C/risaaq Cumar Maxamed ayaa ka digay weerarro hor leh oo...

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo kulan degdeg ah ugu yeeray AMISOM & Qorshe dagaal lagu...

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan degdeg ah isugu yeeray Taliska Howl-galka AMISOM oo dawladaha Soomaaliya ka...

Ammaanka Madaxtooyada oo la adkeeyay & Digniin laga soo saaray Qaraxyo & Weerarro...

Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya ayaa Digniin Amni kasoo saartay suuragalnimada weerarro qaraxyo iyo kuwo toos ah oo ka dhaca caasimadda maalmaha soo...

Madaxweyne Farmaajo oo Taliyeyaasha ciidamada & Maamulka G/Banadir ka dalbaday inay is casilaan...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan uu isugu yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Afarta Taliye Ciidamada dalka, Guddoomiyaasha degmooyinka, Taliyaha...

C/raxman Yariisow: “Amni darro weyn kama dhicin magaalada Muqdisho muddooyinkan, haddana…!”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Yariisow ayaa sheegay in maalmihii ugu danbeeyay aysan magaalada Muqdisho ka dhicin xaalado amni darro

Olole lagu ururiyey in ka badan 600 Mooto oo Muqdisho ka dhacay & Shuruudo...

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho ka ururiyey Mootooyinka Dhugdhugleyda ah, waxaana howlgal lagu qaaday muddo 48 saacadood ah lagu qabtay in ka badan...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb qalay Shirka Amniga ee Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo aaaa maanta guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Amniga iyo Caddaaladda oo ay yeeshaan qeyb ka mida Golaha Wasiirada xukuumadda...
error: Content is protected !!