Saturday, June 28, 2025

DHAGEYSO: Jen. C/llaahi Gaafow oo kashifay sidii uu Baasaboorka ku helay ninkii qarxiyay Diyaaradii Daallo

Taliyaha waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda federaalka Soomaaliya Gen. C/laahi  Gaafow ayaa markii ugu horeysay kashifay sidii uu Baasaboorka Soomaaliga ah ee uu ku safrayay ku helay  ninkii isku qarxiyay diyaaradii Daallo horaantii bishii Febraayo ee 2016, wuxuuna sheegay in qof shaqaalaha xafiiskiisa ka mida uu ku lug leeyahay.

Jen. Gaafow oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in ninka falka geystay uu ku sugnaa Hargeysa, balse nin shaqaalihiisa ka mida uu codsi ula yimid in abtigii oo tacbaan ah u baahan yahay Baasaboor ayna ka saxiixeen damiin, wuxuuna iska fogeeyay haddii ninkaasi uu denbiga leeyahay inaysan iyagu wax shaqo ah ku lahayn oo baasaboorka la siin lahaa haddii uu xitaa online ku buuxiyo.

DHEGEYSO CODKA JEN. GAAFOW

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON