Friday, June 27, 2025

DHAGEYSO: Jeneraal Fartaag oo baaq dareen & damqasho leh kasoo saaray dagaalka Gaalkacyo

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Jubba, ahna senator ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaq xambaarsan dareen xoog leh ka soo saaray dagaalka Gaalkacyo.

FartagJeneraal C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo si qiiro leh u hadayay ayaa ka codsaday labada maamul ee Galmudug iyo Puntland inay dagaalka joojiyaan, waxgaradka labada dhinacna u istaagaan sidii loo damin lahaa colaadda.

DHAGEYSO CODKA JENRAALKA

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON