Wednesday, June 25, 2025

DHAGEYSO: Madaxweynaha Hirshabeelle oo weerar ku qaaday Guddiyada Doorashooyinka

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Cali C/laahi Cosoble oo si cad uga hor yimid go’aankii Guddiga khilaafaadka Doorashada ee lagu laalay kuraas lagu doortay magaalada Jowhar.

Wuxuu si cad u sheegay in xildhibaanada lagu doortay Jowhar ay meteli karaan degaanka, isla markaana ay fadhiyeen  doorashadooda guddiyada Doorashada, isla markaana  aanay jirin cid ay ka maqlayaan in kuraas la doortay la diido.

Madaxweynaha Hirshabeelle oo dib laga doortay isla markaana aan ka mid ahayd Madasha Qaran xilliyadii la dhisay Guddiyada Doorashooyinka ayaa ah hogaamiyaha ugu adag ee gacantiisa ku qaatay go’aanada doorashada.

DHAGEYSO MADAXWEYNAHA HIRSHABEELLE

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON