Saturday, June 28, 2025

DHAGEYSO: Madaxweynaha Somaliya oo akhrinaya magacyada askartii NISA ee lagu dilay Qaraxyadii SYL

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku tilmaamay inay shahiidnimo ku dhinteen askartii ka tirsaneyd ciidamada nabadsugidda Qaranka ee hor istaagay qaraxyadii SYL iyo Beerta Nabadda, wuxuuna sheegay in  gudanayeen waajibaad Qaran.

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay shir ka dhacay Dugsiga sare ee Booliska oo looga hadlayay sugidda ammaanka Muqdisho ayaa mid mid u akhriyay magacyada askarii ku geeriyootay weerarkii Hotel SYL wuxuuna ku amaaanay inay naftooda u hureen difaaca dalkooda iyo dadkooda.

Dhageyso Codka Madaxweynaha

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON