Monday, July 14, 2025

DHAGEYSO: Mas’uul ka tirsan ONLF oo si qiiro leh uga hadlay dhiibista C/kariin Qalbidhagax

Ururka ONLF ayaa sheegay shalay in mas’uul sare oo ka tirsanaa ururkaasi oo toddobaadkii hore laga qabtay magaalada Gaalakacayo loo gacaan geliyey dawladda Soomaaliya.
ONLF waxay ku eedeeysay Dowladada Soomaaliya inay sarkaalkaasi u dhiibtay Itoobiya, taasi oo ONLF ku sheegtay arrin jabineyso xeerarka caalamiga ah iyo kuwa Soomaaliya.

Sarkaalka ONLF u qaabilsan xogheynta ururkaasi Caddaani Hirmooge oo ku sugan dalka Australia ayaa VOA uga warramay kiiska sarkaalkan Cabdikariim Sheekh Muuse.

 Caddaani Hirmooge
Caddaani Hirmooge ONLF

DHAGEYSO WAREYSIGA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON