Monday, June 23, 2025

DHAGEYSO: Ra’iisal wasaare Kheyre oo Farriin u diray Dadka Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda  Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Adxaa.

Wuxuu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dhammaantood is cafiyaan, in ay dalka u duceeyaan, in ay qaranimada ku dadaalaan, maadaama maanta ay tahay maalin farxadeed.

“Waxaan dhamaan shacabka muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa Munaaabadda Ciidul Adxaa, waxaan leeyahay sharaf iyo karaamo ku ciidaan…”. Ayuu yiri Khayre.

Ad
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda  Soomaaliya Xasan Cali Khayre
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda  Soomaaliya Xasan Cali Khayre

DHAGEYSO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON