Monday, June 23, 2025

DHAGEYSO: Ra’iisal Wasaare Khudbad cajiib ah u jeediyay Ciidamada ku sugan Balli-doogle [Sawirro]

Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqday saldhigga Balli-doogle ee ciidamada, Gobolka Shabellaha Hoose.

Mudane Kheyre oo ay wehliyeen wasiiro, xildhibaanno iyo taliyeyaal ciidan ayaa ujeedkiisu ahaa dhiirigelinta ciidamada ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo loo diyaarinayo dagaal ay la galaan Alshabaab.

Khudbad  dheer ayuu Ra’iisal wasaaraha u jeediyay ciidamada isagoo sheegay in mushaarkooda joogto loo siin doono bil waliba.

Ad

SAWIRRO

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON