Monday, July 14, 2025

DHAGEYSO: Salaad Cali Jeelle: “Waxaan tartan la galay urur diimeedyada Damujadiid & Aala-sheekh oo lacag qeybinaya..”

Siyaasiga Salaad Cali Jeele oo maanta looga guuleystay tartanka xildhibaanimada aqalka hoose ee Baarlamaanka ayaa sheegay inuu dhex galay loolan u dhaxeeya laba urur diimeed.

Salaad Cali Jeele ayaa shegay in uu maanta la tartamay Urur diimeedyada Damujadiid iyo Aala-sheek oo lacago fara badan Doorashada ku galay, wuxuuna caddeeyay in ergada codadkoodalagu iibsanayay lacag ka badan 10,000 doolar

Dhageyso Waresiga Salaad Cali Jeelle

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON