Monday, July 14, 2025

DHAGEYSO Salaad Cali Jeelle: “Xasan Sheekh xildhibaan kasta ugu yaraan 200-kun Doolar ayuu meel u dhigay..”

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa kashifay sida Doorashada 2016 ay u socoto iyo qorshaha Madaxweyne Xasan Sheekh ku doonay inuu musuq kula wareego kursiga mar labaad.

Siyaasiga Salaad Cali Jeele ku eedeeyay madaxweynaha Sooomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in uu lacago fara badan ku bixiyay kuraasta qaar ee xildhibanada cusub waxa uuna sheegay in lacagahasi ay yihiin hantidii Qaranka waa siduu hadalka u dhigaye.

Kursiga madaxweynaha ayuu sheegay in lacagta loo diyaariyay xil dhibaan ay gaarayaan $200,000 ayna gaari karto ilaa 1,000, 000 (Hal Milyan oo doolar).

DHAGEYSO SALAAD CALI JEELLE.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON