Sunday, July 13, 2025

DHAGEYSO: Shaafi Raabi oo ka Warbixiyey wixii ku qabsaday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho & Safarkii laga reebay

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland Shaafi Raabi Kaahin oo maanta muddo saacado ah lagu xayiray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey wixii ku qabsaday garoonka Muqdisho maanta xilli uu ku sii jeeday magaalada Kismaayo.

Wuxuu sheegay in Baasaboorkii Diblomaasiga ahaa laga qaaday, laguna amray inuu baxo, isaguna uu diiday, iyadoo la weydiiyay inuu la yimaado warqadii lagu siiyey Baasaboorka Diblomaasiga ah ee uu wato.

Arrinta ayaa markii danbe waxaa faragelin ku sameeyay wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar oo ay y isu dhow yihiin, wuxuuna wasiirku beeniyay in la xiray Shaafi Raabi.

HOOS KA DHAGEYSO SHAAFI RAABI

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON