Sunday, July 13, 2025

DHAGEYSO Shariif Xasan: “Dadka K/Galbeed waxaan Cod dheer ku leeyahay difaacda Federalism-ka”

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dib ugu laabtay magaalada Baydhabo, isagoo faahfaahin ka bixiyey arrimaha keenay in madaxda maamul Goboleedyada ay hakiyaan xiriirkii dowladda Federaalka.

“Dowladda Soomaaliya waxaa shaki naga galay in Federaalnimada aysan dhab ka ahayn, Federaalka inuu burburo ayaa laga shaqeynayaa, dadka K/Galbeed waxaan leeyahay difaacda Federaalnimada, taageerada shirka Kismaayo.. Dowlada Federaalka waxaan ka weynay inay nagu taageerto dagaalka Alshabaab ama iyadii dagaalka gasho..” ayuu yiri Shariif Xasan oo dadka K/Galbeed ugu baaqay inay difaacdaan Federaalka oo uu sheegay in duullaan lagu yahay.

Dhageyso Codka Shariif Xasan

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON