Thursday, June 26, 2025

DHAGEYSO: Sheekh Kenyaawi oo ka hadlay Dhacdadii Maanta & Farriin ku socota Dadka Muqdisho

Sheekh Maxamed Sheekh ibraahim (Kenyawi) ayaa ka hadlay dhacdadii maanta ee muxaadaradii lagu balansanaa inay ka dhacdo Hoolka Sahal ee agagaarka KM 4, iyo wixii ka dhacay.

Sheekha ayaa sheegay in ay filayaan tiro 2000 ilaa 3000 qof, balse ay dhacday in kala bar Muqdisho dadkeeda ay soo baxeen, iyadoo markii uu ogaaday inay kumanaan dad ah u suuragaleynin inay hoolka galaan uu joojiyey muxaadaradii.

Sheekha ayaa  sheegay inuu aad uga xun  dadkii ku dhaawacmy is buurashadii, wuxuuna sheegay inuu jecel yahay oo uu booqan doono, wuxuuna balanqaaday in meel ka weyn hoolkii maanta lagu qaban doono muxaadarada.

HOOS KA DHAGEYSO FARRIINTA SHEEKHA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON