Taliyaha ciidamada Booliska Puntland C/qaadir Shire Faarax (Ereg) ayaa jawaab culus ka bixiyay shaqo joojin uu ku sameeyay madaxweyne ku xigeenka Puntland. [Akhriso]
Taliyaha ayaa kashifay wixii dhex maray isaga iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland ee keenay inuu shaqo joojin ku sameeyo, wuxuuna Warbaahinta u akhriyay wareegtadii uu Madaxweyne ku xigeenka Puntland.
Dhageyso Jawaabta Taliye Ereg