Wednesday, June 25, 2025

DHAGEYSO: Taliye ka tirsan Galmudug oo sheegay in Gaalkacyo Qabuuraheeda buuxsami doonaan

Galmudug ayaa guul ka sheegatay dagaalkii ugu danbeeyay ee magaalada Gaalkacyo, iyagoo sheegay inay Puntland diideen nabadii.

Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Mudug  ee Galmudug G/lle Dhexe Maxamed Nuur Cali (Gadaar) oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in Maamulka Waqooyiga Gaalkacyo ay diideen wadahadal iyo Nabad ka dhacda magaalada Gaalkacyo.

Taliyaha ayaa sheegay inuusan jirin wax xal ah oo aanay ahayn in qabuuraha la buuxiyo, Puntland ayuu sheegay inaysan joogi karin dagaal la’aan dhinacooduna ku qasban yihiin inay is difaacaan.

DHAGEYSO TALIYE GADAAR

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON