Wednesday, June 25, 2025

DHAGEYSO: Tarsan oo shaci darro ku tilmaamay hadalkii kasoo yeeray Taliyaha NISA

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, haddana ka mida madaxda xisbi siyaasadeedyada dalka  ayaa waxba kama jiraan iyo sharci darro ku tilmaamay hadalkii kasoo yeeray taliyaha Nabadsugidda Qaranka NISA C/raxmaan Tuuryare ku sheegay inay ammaanka Gobolka Banaadir ku wareejiyeen maamulka Gobolka Banaadir oo hadda  kadib mas’uuliyadiisa wax laga weydiinayo maamulka Gobolka (AKRI WARKAASI).

Mudane Tarsan ayaa sheegay in arrintaasi tahay mas’uuliyad ka carar aan daacad laga ahayn, wuxuuna caddeeyay in dhaqaalihii, hubkii iyo tababarkii ciidanba ay heystaan talisyada Booliska iyo nabadsugidda oo aanay suuragal ahayn in  guddoomiye gobol iyo mid degmo oo aan wax ciidan ah iyo dhaqaale midna heysan dusha laga saaro ammaanka caasimadda.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA TARSAN

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON