Monday, July 14, 2025

DAAWO AMA DHAGEYSO: War ay Nabadsugidda ka mamnuucday saxaafadda in la sii daayo

Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda ayaa shalay hor istaaagay shir ay lahaayeen qaar ka mida siyaasiyiin iyo waxgarad ka soo jeeda Beesha Muddulood oo lagu taageeray in qaab degaaneed lagu saleeyo doorashada 2016, iyadoo si weyn uga horjeestay nidaamka awood qeybsiga 4.5

Ciidamada Nabadsugidda ayaa ku amray warbaahinta inay sii deyso warka shirkaasi ay ka duubeen, laakiin waxaa warkaasi sii daayay laba warbaahin oo aanu idinka soo qaadnay maqal iyo muuqaal.

Dhinaca sare ka daawo warka, ama hoos ka dhageyso

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON