Monday, July 7, 2025

DHAGEYSO: Wasiir Guure:”Nabadsugidda ayaa la ii adeegsaday, xoriyadeyda ayaa lagu xadgudbay..”

Wasiirka Howlaha Guud ee Galmudug Maxamed Maxamuud Guure ayaa beeniyay in ilaaladiisaay weerar ku qaadeen xarunta doorashada magaalada Cadaado.

Wasiirka oo lagu eedeeyay in ilaaladiisaay weerareen xarunta doorasahda ayaa sheegay in warkaasi uu yahay been abuur, isagoo sheegay in nabadoonkiisa laga qaaday markii uu isku dayay inuu arrintaasi ka hadlana isagii xoriyadda laga qaaday oo lagu xadgudbay, iyadoo loo adeegsaday ciidamada nabadsugidda.

DHAGEYSO CODKA WASIIRKA

guureWasiir Guure ayaa ka mida musharixiinta aqalka hoose ee Baarlamaanka, waxaana magaalada Cadaado ka socda olole doorasho la isu adeegsanayo awood iyo handadaaad, taasoo keentay inuu dib u dhac badan ku yimaado doorashada.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON