Tuesday, July 8, 2025

DHAGEYSO: Wasiirka Warfaafinta Galmudug: “Khilaafka jira ma quseeyo ajendaha shirka, wuxuuna u dhaxeeyaa..”

Wasiirka warfaafinta Galmudug Maxamed Aadan Cismaan (Mesagawaay) ayaa sheegay in shirka wadatashiga siyaasadda ee Muqdisho ay Galmudug si buuxda uga qeyb qaadaneyso isla markaana  la rajeynayo inay go’aano muhiim ah ka soo baxeen.

Mesegowaa

Wuxuu sheegay in dib u dhac jiro shirka ku yimid mana aha wax quseeya ajandaha shirka iyo waxa laga hadlayo balse uu khilaafku u dhaxeeyo cidda cabashada qabta (Puntland) iyo dowladda Federalka . Wuxuuna aad u yareeyay muhiimada khilaafkaasi.

DHAGEYSO WASIIRKA WARFAAFINTA GALMUDUG

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON